Khayre & golihiisa wasiirrada oo ka qayb galay Xuska Aasaaska Puntland (Daawo Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo xalay ka qayb galay munaasabadda xuska 20-sano guurada dawlad gobaleedka Puntland oo lagu qabtay magaalada Garowe ayaa Shacabka iyo madaxda Puntland ku ammaanay dawlad jacayl, midnimo, horumar dhaqaale, ilbaxnimo, cirib tirka burcad badeedda iyo la dagaalanka Daacish iyo Shabaab. “Aniga oo ku hadlaya magaca madaxweynaha, … Continue reading Khayre & golihiisa wasiirrada oo ka qayb galay Xuska Aasaaska Puntland (Daawo Sawirro)